Saddex Madaxweyne oo loo xil saaray in ay xaliyaan Khilaafka u dhaxeeya DF iyo Puntland

Waxaa meel xun gaaray khilaafka u dhaxeeya madaxda ugu sareysa dowladda federaalka Soomaaliya iyo maamulka Puntland, khilaafkan ayaana sababay in Puntland aysan kasoo qeyb gelin shirka golaha wadatashiga Qaran ee lagu soo gabagabeeyay Baydhabo. Shirkan waxaa kasoo baxay go’aano badan ay isku raaceen madaxda dowladda federaalka iyo kuwa dowlad goboleedyada , waxaana go’aannada shirka kasoo … Continue reading Saddex Madaxweyne oo loo xil saaray in ay xaliyaan Khilaafka u dhaxeeya DF iyo Puntland